About Us

The Largest Online Educational Platform

Login Now Register Now

About us

Qalam Education Platform waa mareeg wax barasho oo Madax banaan, shaqadeeduna tahay in si online ah uga faaideystan ardayda wax ka barta dugsiyada hoose/dhaxe iyo sare Somalia, waxaana la asaasay Janauary 2020.

Ujeedooyinka

  • In ardayda dugsiyada hoose dhaxa iyo sare ee schoolada somalia ey ka helaan dhamaan casharadii ey u baahnaayeen iyadoo ah maqal iyo muuqaal.
  • In laga helo maadooyin sida gaarka ah loo barto iyada oo maqal iyo muuqaal ah.
  • In looga maarmo macalinka guriga loogu qabanayay arday-ga.

Aragti

In eynu dhidibada u taagno,mareeg waxbarasho oo online ah iyada oo la isticmaalayo mareegta Qalam Education Platform.

Yoolka

In eynu gaadhno dhamaan meelkasta oo ey dagaan dadka ku hadla luqada somaliga oo Madasha Qalam Education Platform noqdoto mid laga wada isticmaalo. Qalam Education Platform in ey noqoto iskuul dhameystiran oo bixiyo shahaado la aqoonsanyahay.

Dhaqanka

  • Macalimiin Xirfadyahano oo leh Tababar aad u sareeya.
  • Tabinta casharada qaab casri ah.
  • Wada shaqeyn dhow.
  • Daacad & Dhawrsanaan.
  • Hal Abuur & Furfuranashiyo maskaxeed.
  • Dhagaysi & Tix galin.
  • Shaqo ku adkaan (Commitment)